Jabuuti(GNA) -Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi CalI Xaaji Xasan waxa uu Dalka Jabuuti kula kulmay Safariirada Dalka Jabuuti u fadhiya labada wadan ee Falastiin (Ambassador Jamaal CabdilaahI Gasaas) iyo Turkiga (Ambassador Xasan Yaauus) ka dibna waxay u soo duuleen Dalka Jamhuuriyada Somaliland Weftigii uu hogaaminaayey Wasiirka Madaxtooyadu.
Halkan ka daawo: