Friday, April 18, 2014

Madaxweyne ku xigeenka JSL oo maanta Dalka ku soo laabtay‏


IMG_0140Hargeysa(GNA) -Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta oo Jimce ah ku soo laabtay Dalka Jamhuuriyada Somaliland isaga oo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport , ka dib dhawr maalmood uu uu hawlo shaqo ugu maqnaa Dalka Ethiopia




Halkan ka dhageyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Codka-Madaxweyne-ku-xigeenka-JSL.mp3"][/audio]