Sunday, April 20, 2014

Damaca Xasan Gaafaadhi iyo Dareenka Ismaaciil yare


Damaca Xasan Gaafaadhi Dareenka  Ismaaciil Yare Iyo Heshiiskii Dembebeska Ahaa ee Kulmiye‏...?by Sacad Pluky




SacadMuddo imika laga joogo wax kayara lixdan maalmood ayay ahayd markii uu xisbiga kulmiye




U-dabaal degay ama uu xafalada u qabsaday heshiis aan noociisa oo kale hore loo arag




Ama aan loo maqal heshiiskaas oo ku salaysnaa xalintii khilaafaadka xisbiga kulmiye ee marba Marka




Kasii dabaysay cirka isku shareeraysay taas oo ay gudi in muddo ah ku hawlanayd turxaan saarka




Madaxda xisbiga ee iyaddu xiligaas wax kala jiidanaysay waxaan ugu dambayntii ay gudidii M/weynuhu Magacaabay soo saaratay qodobo sida runtii ah ay aniga iyo inta ila argtidda ahiba u arkaayeen kaar jebin Islamarakaana




Aad mooddo inaanu asiibnay fikir saxa ah




Hadaba shalay maxuu cadeeyay Xasan Gaafaadhi Muxuuse ka daba yidhi Ismaaciil Aadan Cismaan Ismaaciil Yare




Waxan Filayaa In dhegaha iyo indhuuba Maqlayeen arkayeen wixii halkaas kasocday runtii waxaan filayaa Inbadan ayaynu maqalay golaha guurtidda ayaa ku kal guntatay xisbi xaakinka iyo asxaabta mucaaridka mudooyinkii hore




Ama aynu maqalay golah wakiladda ayay guurtiddu dhexdhexaadisay hadab maanta waxaan leeyahay guuratiddu haw diyaar garawddo kala xidhxidhka xisbiga kulmiye mar hadii xaaladdu marayso wixii aannu shalay Ku heshiinay waxaba kama jiraan filimaayo inay qoodhii meeshaa joogtay faro isla gafaysee




Takale qolodda kuliye qudheedda waxa ku dhacay waxaan hawl yarayn oo waxay qaadayaan WARAABAH YUUBAN IYO DHEXDEENAA YAXAAS KA KACAY mar hadii Ismaaciil Yare yidhi hadaan wax nala siin aniga iyo Xasan Gaafaadhi waxaanu la baxaynaa DALSAN=RAYS bal waynu eegi halka ay ku dambayso xaaladdu aniga oo




Marnaba aan meesha ka saarayn baaqa guurtidda




 




#by sacad cali kaahin Raamaly sacad plucky