Sunday, December 22, 2013

Somaliland: Golaha Wakiillada oo loo qaybiyay Qabyo-qoraalka Qorshaha 2013-2015-ka


Hargeysa(GNA)-Golaha wakiillada ayaa loo qaybiyay Qabyo Qoraalka qorshaha Higssiga 2013-2015-ka.




Fadhiga Golaha oo uu shirgudoominayay Guddoomiyaha golahaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa Mudaneyaasha loogu qabiyay Nuqulka Xeerkan oo ah mid cusub.




Kal-fadhiga 23-aad ee Golaha wakiillada ayaa shalay furmay.




Shir-guddoonka Golaha wakiillada ayaa isku khilaafay Isku shaandheyn lagu sameeyay Guddihoosaadyada.




Gobanimonews




Hargeysa Office




Email: editor@gobanimonews.com