Saturday, December 7, 2013

Saxafigu xaqbuu leeyahay,Madaxduna xaqbay leeyiin


waxaa waayadan danbe dhagaha dadwaynaha buux dhaafiyey dawlada iyo saxaafada oo is haysta ama yooyootamaaya isla markaana waxaad maqlaysaa waxaa maanta la xidhay ama lagaraacay wariye hebal oo ka hawl gala telvision hebal.




 dhinaca kalena waxaad wargeysyada ama war baahinta badax banaan aad ku arkaysaa warar aad u fool xun oo lagu dhaleecaynaayo ama wax lagaga sheegaayo dawlada ama madaxda qaranka.




hadaba waxaa iswaydiintu tahay waxan la isku haystaa waa maxay miyaanay jirin sharciyad cad oo kala hagta dawlada iyo saxaafada madaxbanaan mise laba qoloba way baal marsan yiin sharcigan mise qolaa u haysata inay waxay doonaan qori karaan inay ciday doonaan iska caayaana xoriyadooda tahay mise maa hee dawladaa cabudhis iyo caga julayn ku haysa saxaafada madaxa banan waa qodobka dadwaynuhu ku jaha wareereen.




 




hadaba iyada oo waxaasi oo madmadaw ahi jiraan ayaan rabaa anigu  inaan isku dayo bal inaan iftiinsho sidaa aan u arko inuu xalku ku jiro ee ah in lagu kala badbaadi karo.




 




waxaan soo jeedin lahaa qodobadan hoosku yaala ama talooyinkan.