(GNA) warbixin lagu dabacay warbaahinta caalamiga ah ayaa lagu sheegay inay jiraan xidhidhka ka dhaxeeya farxada aadka u tiro badan iyo hurdo yarida.
Wargayska ka falooda arimaha bulshada Ee lagu magacaabo younewsin ayaa shaaciyey in darasaad laga sameeyey qofka xiliyada uu farx san yahay inay soo wajahdo hurdo yari lamid ah xiliga qofka uu walwalayo.
Darasadkani waxa uu qoraya inay badhitaan ka badan 1000-ruux oo aduunka ku nool laga sameeyey badhitaano la xidhidha arimaha hurdo yarida ayna ka mid tahay qofka marka uu farax san yahay oo ay aad ushaqeeyaan Neer faha la xidhidha dhanka masxada.
Dadka badan kooda ayaa waxay aamin san yah