Golaha Deegaanka Hargeysa oo eryay laba shirkadood oo qashinka ka guri jiray iyo su’aasha ka soo noqotay go’aankaas
Hargeysa(GNA)-Golaha deegaanka Hargeysa ayaa maanta go’aan ka soo saaray laba ka mid ah shirkadaha heshiishka kula jiray ee qashinka ka gura Magaaladda.
Waa talaabadii ugu horaysay ee Golaha Deegaanku ku eryaan mid ka mid ah Hay’addaha Heshiiska kula jiray dawladda hoose ka hor intii aan la dooran.