Thursday, December 12, 2013

DAAWO:Warbixin Xiiso leh,Darawal Bas Oo Noqday Maamule Jaamacadeed


Hargeaysa (GNA) Saleebaan  Meygaag  Obsiiye waa dhawr iyo sodan jir nolashiisa hormariyay saleebaan waxa uu wade bas ka ahaa basaska ukala goosha magaalada hargeaysa . saleebaan waxa uu shaqo darawnima ah ka helay jaamacada ADMAS waxa uu noloshiisa ku badalay halkaa uu darawalka ka noqday.---Warbixin Daawo-




Gobanimonews.com




Hargeaysa/Somaliland