Buuhoodle(GNA)-Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay magaalada Buuhoodle,kuwaasoo si cadho leh uga soo horjeeda Dagaal maalmihii la soo dhaafay ka dhacay Deegaamada Taleex.
Dadweynaha ayaa sheegaya inay ka xunyihiin dagaalkaasi iyo Khasaaraha ka dhashay.
Maamul Goboleedka Puntland ayay ku eedeeyeen dagaalkaasi, waxaanay masuuliyadda dhibaatada halkaasi ka dhacday dusha u saareen Maamulka Faroole.
Daawo:-