Wednesday, April 2, 2014

Dhul-gariir ku dhuftay Chile iyo Waddamo kale


dhulgariir




Pisagua (GNA)-Maamulka Chilean ayaa amar ku bixiyay dadka ku socdaalaya  xeebaha dalka ee waqooyiga in dhul socda 8.0 uu xeebaha ku soo socdo, kaasoo lagu qiyaasayo  tsunami  ilaa 6.3 cagaha sare .




Gariir xoog leh oo sida laydhka baxayay ayaa sababay digniinta Tsunami for Chile , Peru iyo Ecuador ah ,sida saraakiisha Mareykanka ay sheegeen




Dhul gariirka ayaa ku dhuftay a8:46 pm waqtiga maxalliga ah ( 2346 GMT ), kaasoo ka dhacay   xad -gacmeed ah 10 kiiloomitir ( lix miles ) , 83 kiiloomitir u jirta xeebta Iquique ee xeebaha waqooyiga , sida uu sheegay Khabiir Maraykan ah.




Dhul gariirka ayaa laga digay inuu saameyn doono Peru , Ecuador , Colombia , Panama , Costa Rica iyo Nikaraaguwa iyo dalal kale.




Sidoo kale Gobolo ka mida dalka Maraykanka ayaa looga cabsi qabaa inuu soo gaadho.




Dalka Jili ayaa ah dalalka ay ka dhacaan masiibooyinka noocaana ee soo noqnoqdaa.




Dufaantii Tsunami ayaa badhtamihii sanadkii 2010 waxyeelo ba’an ka geysatay Koonfurta dalkaasi.




Dhul-gariirka ayaa ku tegi kara 44 Minutes Magaalada Pisagua ee dalkaasi.




Dhulgariir xooggiisa kii ugu weynaa ee abid la diwaan-geliyo ayaa ku dhuftay jili 1960, waxaana ku dhintay 5,000 oo qof .




Cabsi xooggan ayaa laga soo sheegayaa inta badan dhul xeebeedka dalkaasi ee dhinaca waqooyiga.