(GNA) Cilmi-baadhayaashan oo ay hogaaminayaan Culimo ka titsan jaamacadda ABRIDAYN ee dalka Ingiriiska, ayaa waxaa la sheegay inay badda gudaheeda ka soo saari doonaan maadooyin kiimikooyin ah oo aan wali lasoo saarin.
Waxaa uu sheegay madaxa kooxdan oo lagu magacaabo MARSEL JASBARIS isla markaana maadada Chemistry-ga ka dhiga jamacada ABRIDAYN, inay jiilka soo socda u soo saari doonaan dawo wax tar leh.
Daraasat ku saabsan cilmi baadhistan ayaa waxaa ay sheegaysaa in dawadan laga soo saari doono fogaan dhan ku dhawaad 6.8 mile ama 11 km oo biyaha hoostooda ah
Waxa ayna cilmi baadhista Shaacisay in uu sii socondoona baadhitaanka aya wado jaamacadu.
Diyaariye:C/qaadir Askar
askars4@hotmail.com
Gobanimonews.com