Halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa Bandhig Caweysyadii ay qabteen telefishanada Horn Cable iyo Universal habeenkii Curashada sanadka 2014.
Bandhigyadaasi waxa ka dhacay tartan culus oo labada Telefishan u dhexeeyay, laakiinse daawasho wacan idinkaa kala saari doonee..
Halkan ka Daawo Bandhig Faneedkii Horn Cable Tv oo Wariyeyaal waaweyn lagu soo dhaweeyay:
Halkanka ka Daawo Bandhig Ciyaareedkii Universal oo Banaadiri iyo heesso kale lagu dheelay: