Hargeisa (GNA) Maayorka magaalada Boorama Mudane saleebaan Xasan Xadi oo hawlo ushaqo u jooga magaalada hargaysa ayaa isagoo la hadlayay warbaahinta waxa uu ka jawaabay warar warbaahintu ka qortay oo sheegayay inuu khilaaf wayni soo kala dhex galay isaga iyo kuxigeenkiisa balse uu jiro khilaafyo yar yar oo dhanka shaqada ah
[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Borama-mayor.mp3"][/audio]
Gobanimo news
Hargaysa-office