Wednesday, January 22, 2014

Todobaadkan Iyo 10-ka Naadi Aduunka Ugu Wanaagsan: Top 10-ka Maxaa Iska Badalay


jaquette-fifa-14-pc-cover-Kusoo dhawaada qiimeynteenii taxanaha aheed oo aan idin kugu soo gudbin jirnay todobaad walbo 10-ka naadi ee ugu wanaagsan qaarada Yurub sidaa darteed todobaadkan hogaanka top 10-ka isbadal ayaa ku yimid hadaba hoos kaga bogo kooxaha weli to-ka 10-ka ku jiraan kuwa ka baxeen iyo kuwa ku cusub:




10-Roma: todobaadkii hore kaalinta 12-aad labo darajo ayay sare usoo kacday.




 




Hi-res-463479925-santi-cazorla-of-arsenal-celebrates-with-olivier-giroud_crop_650




 




9. Arsenal:todobaadkii hore kaalinta 7-aad labo darajo ayay hoos u dhacday.




 




Hi-res-463501071-gareth-bale-of-real-madrid-cf-celebrates-scoring-their_crop_650




 




8. Real Madrid: todobaadkii hore kaalinta 9-aad hal darajo ayay sare u kacday.




 




Hi-res-463790647-samuel-etoo-of-chelsea-celebrates-with-teammates-after_crop_650




 




7. Chelsea: todobaadkii hore kaalinta 8-aad hal darajo ayay sare u kacday.




 




Hi-res-463807163-cesc-fabregas-lionel-messi-of-barcelona-react-after-the_crop_650




 




6. Barcelona: todobaadkii hore kaalinta 4-aad labo darajo ayay hoos u dhacday.




 




Hi-res-463480485-sergio-aguero-of-manchester-city-celebratesafter_crop_650




 




5. Manchester City: todobaadkii hore kaalinta 6-aad hal darajo ayay sare usoo kacday.




 




Hi-res-463543029-arturo-vidal-of-juventus-celebrates-scoring-the-first_crop_650




 




4. Juventus : todobaadkii hore kaalinta 5-aad hal darajo ayay sare usoo kacday.




 




Hi-res-463807847-david-villa-of-club-atletico-de-madrid-celebrates-after_crop_650




 




3. Atletico Madrid: todobaadkii hore kaalinta 2-aad, hal darajo ayay hoos u dhacday.




 




Hi-res-458836025-franck-ribery-of-fc-bayern-munchen-in-action-during-the_crop_650




 




 2. Bayern Munich: todobaadkii hore kaalinta 1-aad hal darajo ayay hoos u dhacday.




 




Hi-res-preview_crop_650




 




1. Paris Saint-Germain: todobaadkii hore kaalinta 3-aad, labo darajo ayay sare u kacday.