Wednesday, January 1, 2014

Hambalyo Dhalasho: C/Naasir Siciid Sulub iyo Nafiisa Sheekh Maxamed‏


Siciid Sulub Maxamed Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Eng Cabdirashiid Siciid Sulub iyo xaaskiisa Nasiiba Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud, Hana Siciid Sulub, Eng Xamse Siciid Sulub, Mustafe Siciid Sulub, Siciid Maxamuud Gahayr, Eng Qaasin Ismaaciil Xasan, Eng Khadar Maxamuud Gahayr




 




Dhammaan dadkaasi waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan




Cabdinaasir Siciid Sulub iyo




Nafiisa Sheekh Maxamed Cabdicasiis




 




Oo wiil ugu dhashay magaalada Hargeysa 31/Disember/2013. Wiilkaas oo loo bixiyay Cabdalle Cabdinaasir Siciid Sulub Waxa ay leeyihiin noqo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisa anfaca. Alle ha ku barakeeyo