Thursday, January 2, 2014

Dagaal Xalay ka dhacay Muqdisho, qaraxyada ka dib


Muqdisho(GNA)-Dagaalo saacado socday ayaa xalay ka dhacay Degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir.




Lama khasaaraha ka dhashay Dagaaladan oo u dhexeeyay Ciidamada dawladda iyo Kooxda Al-shabaab.




Goob-joogeyaal ayaa ku waramay in dagaalka laysku dhaafsaday hubka noocyadiisa kala duwan.




Dagaalka ayaa wax ka dambeeyay qarax wadareedyo xalay gil-gilay qayb ka mida Magaalada Muqdisho, gaar ahaan laba Hudheel oo caana.




Laba sarkaal oo Bilays ah iyo dad kale ayaa ku dhintay weeraradaasi.




Gobanimonews




Muqdisho Office