Lacagtan ayaa lagaga yaboohay shirka dib u dhiska Qaza oo ka dhacay Magaalada Qaahira, waxaana ka qayb galay in ka badan konton waddan.
Ugu yaraan 100,000 oo shacabka kunool Qaza ayaa ku gurya beelay duqeyntii Israa’iil ee socotay ku dhowaad labada bilood.
In ka badan 100,000 Qoys oo shacbiga Falastiin ka mid ah ayaa ku guryo beelay duqeyntii labada bilood ka socotay Marinka GAZA.
Ku dhowaad in ka badan kun qof ayaa lagu dilay Duqeymahan oo ahaa xasuuq lagula kacay dad rayid ah oo aan hubaysnayn.