Tuesday, September 2, 2014

Xirsi oo Golaha Wakiillada u gudbiyay xeer cusub.dhegeyso


Hoos ka Dhegeyso ujeedada loo aasaasay Xeerkan, isagoo ka waramaya...




 [caption id="attachment_94358" align="alignleft" width="300"]DSC_0061 xirsi oo khudbad u jeedinaya wakiilada[/caption]Hargeysa(GNA)-Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta hortegay Golaha Wakiillada Somaliland oo uu horkeenay xeerka nidaamka xukuumadda oo ah sharci cusub.




Xirsi ayaa mudaneyaasha wakiillada uga warbixiyay ujeedada xeerka loo aasaasay iyo muhiimada uu u leeyahay dawladnimada.




Xeerka ayaa loo qaybiyay mudaneyaasha si ay naaqishaad ugu sameeyaan, kaddibna looga dooddo.[caption id="attachment_94358" align="alignleft" width="300"]xirsi oo khudbad u jeedinaya wakiilada xirsi oo khudbad u jeedinaya wakiilada[/caption]




 



Halkan ka dhegeyso [audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/xirsi-uy.mp3"][/audio]Warbixinta Xirsi: