Dhakhtaariita dalkaas, ayaa sheegtay in ay macquul tahay in la kala jaro mataanahan 12 jirka ah, kuwaasoo ku dhashay iyagoo iskaga dhegan qaarka hoose oo dhan.
Mataahan ku dhashay tuulada Raipur oo ku taal bartamaha
Hindiya waxay wadagaan laba lugood oo kaliya, afar gacmood, waxaanay qabsadaan wax kasta sida dharka oo ay dhaqdaan, cuntada oo ay wada jir u cunaan.
Gobanimonews.com