DAAWO Oday Soomaaliyeed Oo 70 Jir Ah Oo Ku Guuleystay Abaalmarin Heer
Caalami Ah
Australia(GNA) – Xasan Yuusuf oo ah Oday Soomaaliyeed oo ku nool dalka Australia ayaa la gudoonsiiyay abaalmarin heer caalami ah, kadib markii uu ka shaqeeyay horumarka jaaliyadda soomaaliyeed ee Australia iyo isdhaxgal bulshadeed.Halkan Daawo
Gobanimonews.com