Monday, September 1, 2014

Hambalyo hambalyo meherka lamaanaha kala ah Diamond Omar Japan & Saeed Mohamod Warsame oo mehrkoodu ka dhacay magaaladda London 29.8.2014


nimetönLondon 29.August.2014 (GNA) - Hambalyo hambalyo hambalyo, waxaan halkan hambalyo iyo farxad aan la soo koobi karayn u marinaynaa lamaanaha is calfadday ee kala ah: Saeed Mohamod Warsame iyo Diamond Omar Japan, oo meherkoodu ka dhacay 29.8.2014 magaaladda London ee carigga boqortooyadda Ingiriiska.




10647663_10154595499745341_1331646648_n




Waxaan leenahay noqda labadii isku waara ee kalahela ubad khayr qaba oo diintoodda iyo dadkoodaba wax weyn tara, waxaan leenahay aaamiin aamiin. Waxaan kalon idinku ducaynaynaa ducadii nabigeena suuban SCW بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما‏ في خير




 




 




GobanimoNews Agency 




Helsinki