Tuesday, September 2, 2014

Daawo:Xildhibaano Ka Mid Ah Golaha Deegaanka Degmada Borama Oo Taageeray Tabashada Salaadiinta Gobolada Awdal Iyo Salal


Borama-(GNA): Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada borama ayaa taageero balaadhan u fidiyay salaadiinta iyo madaxdhaqameedka gobolada Awdal Iyo Salal kuwaasi oo tabasho balaadhan hordhigay madaxwaynaha somaliland Axmed siilaanyo




http://youtu.be/A0SZDY3Ft5Y




BY:Mustafe Caraale




Gobanimo News




Borama Office