Weftiga waxa ka mid ah Wasiirka Gaashaan-dhiga Axmed Xaaji Cali Cadami oo uu weheliyo Wasiir u dawlaha Xanaanada xoolaha iyo xubno kale.
Mashruucan waxa maal-gelisay Xukuumadda Somaliland , waxaanu qayb ka yahay Mashaariic lacag badan ku baxday oo saddexdii sanno ee u dambeeyay deegaamadaas loo qoondeeyay.
Halkan hoose ka Daawo Warbixin dhamaystiran: