Badhan: Biyo soo-saar lagu guulaystay iyo Booqashadii Cadami: Daawo
Barmaamuj
Akhristeyaal waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa Barmaamuj ku saabsan Munaasibadii xadhiga lagaga jaray Mashaariic biyo soo saar oo laga hir-geliyay Degmada Badhan ee Bariga Sanaag.