Sunday, December 15, 2013

Reer Jig-jiga Dalalka Somalida ceebay u soo jiideen"Liibaan Sharmaarke


Somalia. Puntland iyo somaliland qoladiina jigjiga jooga magaca somalida ceeb ba uuso jiideen.




Waxa ku kacdeen falal ka baxsan samcada dalka somaliland dalka somalia iyo maamul goboleedka puntland.




Waxana gef ka gasheen madaxbanaanida dalalkeena dabal dega  qoomiyadaha ethiopia degan kama mid nihin waxbana ingama quseeyan  hadaynu marti uu noqono maha in aan calamadeena qaadano  oo dhex yaacno cawaanka qaaqawan ee jidadka yaacaya.




Waxan uga socda xafladi qomiyadaha dalkasi ee jigjiga ka  dhacday waxa ka dhex muuqday Calanka somalila. Calanka puntland. Calanka somaliland.




Waa arrin aan qadan kari wayeye. Oo cajab igu noqotay.




Garadka shacbiga dalalkeena wa in aay noqoto mid fiiro iyo aragti dheer  oo garad ku dhisan wa in aan noqono umaado waayo arag ah




Liiban sharmaarke.




3520402