Waxay ku beegantahay 12 Rabiicul-Awal 1435 Hijriyada Ama 13/01/2013 Milaadiga
Jimciyada Waxabarashada Diinta iyo Qaban qaabinta Xusaska iyo Xafladaha Diinigaa Jimiciyatul Axbaab oo ah Jimciyada Islaamiya oo ka shaqaysa arimaha khayrka leh Xarunteeda guudna ay tahay Magaalada Hargeysa ,waxay Dhamaan Bulshoweynta reer Somaliland iyo guud ahaanba Ummadda Islaamka meelkasta oo ay ka joogaan Dunida ku wargalinaysaa isla markaana ku baraarujinaysaa inay hada fooda inagu soo hayso Xuska Xaflada Dhalashada Rasuulkeenii Muxamed (SCW) Oo ku beegan 12 Rabiicul-Awal 1435 Oo Ku Beegan 13 Jen 2013 Oo Hada inago xigto ayaamo koobani
Hadaba Jimiciyatul Axbaab waxay kugu baraarujinaysaa inaad u diyaar-garowdo weyneynta Xuska Xaflada Dhalashada Xabiibka ilaahay (SCW)
Gabagabadii Jimiciyatul Axbaab waxay ku leedahay u diyaar-garow oo ku farax Xaflada Xuska Dhalashada Nabigeenii Muxamed oo ku beegan 12 Rabiicul-Awal 1435 Oo Ku Beegan&nb