Wednesday, April 16, 2014

La-taliye Madaxweyne oo Tacsi diray


Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo




Tacsi Geerida Yaasiin Xaaji Ismaaciil (Jirdeh)




 




Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum




Yaasiin Xaaji Ismaaciil (Jirdeh)




 ka baxay gaar ahaan reer Ismaaciil Jirdehim iyo tafiirtooda.. Yaasiin waxuu ahaa siyaasi, aqoonyahan iyo oday dhaqan, isagoo wasaaradaha Gudaha, iyo Warfaafinta Soomaliya ka qabtay xilal aad u waaweyn ilaa Wasiir. Waxa lagu yaqiinay nin akhris badan oon ka daalin akhriska, mufakir madax banaan, wadaniyadda ayna waxba uga hooseyn..




 




Waxuu ahaa Yaasiin nin af gaaban, dad-aqoon ah oo asxaab badan bulshaawi laab xalan.




 




Inaa lilaa wa inaa illeyhi raajacuun.




Axmed Xasan Carwo




La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha




Ganacsiga iyo Malgashiga




 




eci.advisor@gmail.com




Hargeysa 063 4096421




 




 




http://samotalis.blogspot.com/