Wasiirka Wasaarada Warfaahita Cabdilaahi Maxamed Daahir cukuse Wasiir ku Xigeeynka wasaarada Warfaafinta, Cabdiwaaxid cabdiqaadir Cabdiraxmaan, Agaasimada guud ee wasaarada Warfaafinta, Cabdirashiid jibriil Yusuf, Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha Gudaha, Cabdilaahi ismaciil (C/laahi-ciro) aqoonyahan Cabdirisaaq caqli, G. Golaha dhexe ee xisbiga kulmiye, jaamac shabeel, Maareeyaha Tv qaranka, khadar Xasan Cali gaas, Madaxa Barnaamijyada tvga, xuseen Cabdilaahi deeqsi, Madaxa barnaamijyada radio hargaysa, Khadar Maxamed Cakule, Madaxa Editorska tvga, Ismaciil Maxamed Cakule, Madaxda wararka tv qaranka, G/W/ Wararka ee SOLNA, Xuseen Aadan Yuusuf (Xuseen Kurdi), Madaxa onlineka wasaarada warfafinta Safiya Cali Yuusuf G/ Ku xigeenka W/ wararka ee SOLNA, Yuusuf Maxamed Ismaaciil, Agaasimaha Idaacadda Radio Hargeysa, Siciid Aadan Cigge, Madaxa wararka ee TV-ga Qaranka Maxamed Siciid Muxumed, Ku xigeenka xafiiska wararka TV-ga qaranka
Cali Axmed Cawaalle (Caano dhame) Madaxa hawlgalinta tvga qaranka Axmed xuseen Warsame Axmed Cumar Cadaani (Axmed shaafi) Xidhiidhiyaha Gobolada iyo Dibada SLNTV C/qadir C/lahi Nuur Iyo Dhamaan Bahda Dhamays Media Group Waxay hambalyo aan la Soo koobi Karin u Diraayaan, C/wahaab Muuse Liibaan Iyo Samiira Cabdi Xaaji Oo Meherkoodu ka Dhacay hotel Impeyiyaal ee Magaalada Hargaysa.