Waxa Dhammaan Shacab-weynaha Reer Somaliland ee ku nool Waddanka Faransiiska la ogeysiinayaa in xafladda loogu debaal-degayo xuska 23 guurada ka soo wareegtay Madax-banaanida Somaliland, la qaban doono Taariikhdu markay tahay 16-ka bisha May, Habeenka Jimcuhu soo galayo, saacaddu markay tahay 9:00 pm.
Ciwaanka Loogu Hagaagayo Waa (56 Boulevar Du Mayenne 49100 Angers, una dhow Masaajidka weyn ee Magaalada Angers).
TAARIIKHDA 16-MAY HABEEKA JIMCAHA
GOOBTA: .( 56 Boulevar Du Mayenne 49100 Angers Una Dhow Misaajidka Way Ee Angers)
WAQTIGA : 9:00 PM
KAS OO QAYB GAL WANAAGSAN
SANAD GUURO WACAN
GUUL IYO GOBANIMO