Toban ka mid ah Musharixiinta u tartamaya xilka Madaxwaynenimo ee Maamul Gobolleedka Puntland, ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen ka soo saaray go’aan ay ku soo dhaweeyeen wadatashigii ay hore ugu baaqeen Madaxwayne Faroole ee uu caqbalay
Go’aanka oo ka kooban afar qodob, ayaa u dhignaa sidan: -