Wednesday, December 18, 2013

SHACABKA SOOMAALIYEED XANUUN BAY KU HAYSAA XUKUUMAD LA’AANTA KA JIRTA DALKA, BEESHA CAALAMKUNA WAA YAABAN YAHAY!


Maanta oo ay taariikhdu tahay 18/12/2013, oo ah maalin Arbaco ah, waxaa loo ballansanaa in Ra’iisul Wasaaraha la hor geeyo Golaha Baarlamaanka, si loo siiyo CODKA KALSOONIDA, ka dibna uu u soo dhisso golihiisii Fulinta (Golihii Wasiiradda).




Ra’iisul wasaaruhu, markii la magacaabay, waxaa uu sameeyay wadatashi, wuxuuna la yeeshay Xildhibaanada Baarlamaanka, intii ka joogtay Magaalada Muqdisho, waxayna isla fahmeen in dalku si deg deg ah ugu baahan yahay xukuumad, tayo leh, waana soo dhoweyneynaa magacaabistaada.




Xildhibaanadu um