Muqdisho(GNA)-Reysal-wasaaraha cusub ee Somaliya Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa markii ugu horaysay ka hadlay shaqada uu qaban doono, ka dib markii la magacaabay.
Waxa uu sheegay inuu ka shaqayn doono dhismaha adeegyada aasaasiga ah, qabyo tirka Dastuurka iyo nabadeynta dalka.
Waraysi uu siiyay Telefishanka Dawladda daqiiqado ka dib markii la magacaabay, ayaa ku sheegay in hadii uu shaqada ku guulaysto uu magac ka dhaxli doono.
Halka ka Daawo Muuqaalka: