DEUTSCHLAND (GNA) Waa markii ugu horeeysay ee dawlad jarmalka gabadh xilkaa wasiirka difaaca ay ka qabato jagadaa dawlada jarmalka waa dawladaha ugu quwada weyn xaga militariga iyo difaaca wadamada bariga iyo bartaha yurub
Tani waxa ay ka danbeeysay markii ay labada xisbi ee ugu waaweyn dalka jarmalka ay ku heshiiyeen in ladhuso dawlad wadaag labadaa xisbi oo ah kan ay ka soo jeedo Ra,iisalwasaaraha imika talada haya waa AngelaMarkel
Angela Markel Ayaa Xafladii Heshiiska Ka Sheegtay In Kala Duwanaashaha Aragtidu Aaney Dhibaato Lahayn, Sababta oo Ah Yoolka La Wada Hiigsanaayo Ayaa Ah Mid Keliya.
Waxaanay Xustay Iney Guul u Tahay Xaalada Wanaagsan. Angel Markel Ayaa Maanta oo salaasa isbadalka dalweynihii jarmalka oo Loo Dhaariyey Xilkaas, Gabadha noqon doonta wasiirka Difaaca jarmalka Mrs: Ursula Von
Heshiiskan oo ay wada galeen labada xisbi Ee –CDU IYO SPD
Qaarkatirsan dawladaha EU ayaa soo dhaweeyay gabadha manta loodhaariyay xilkan .
DAAWO VIDEO_
Gobanimonews.-Desk