Daraasad(GNA) Qaramada Midoobay laanka tirsan oo udooda dadka waayeelka ah ayaa waxa ay soo saartay in daraasada ay kaga hadleyso
wadanka ugu wanaagsan ee marka qofka uu gaboobo uu ku noolaankaro.
iyo wadanka ugu xun ee marka qofku gaboobo ay noloshiisa marka uu gaboobo ugu xun oo uu qofku ku noolaado.
wadanka swedan ayaa noqday wadanka ugu wanaag san ee marka qofku gaboobo uu kunoolaan karo kii ku dhashayna uu ku gaboobo
waxa ay wadankaa ugu doorteen oo ay ka ee geen dastuurka waxa uu ka odhanayo dadka waayeelka sida loo xaqsiinayo lacagta la siiyo ceydha ixtiraamka dadka ay siinayaan dadka gaboobay caafimaadka dadka waa weyn oo dawladu ay xooga saartay ayeey daraasadu ka eegtay waxa kale oo ay daraasadu ku dartay wadamada ku dhaw dhaw ee skadaniifiyaanka iyaguna in ay ku dhawyihiin
wadanka swedan.
waxa kale oo ay sheegtay wadan ka ugu xun ee ay dadka waayeelka ah ku noolaadaan marka loo eego dunida wadankaasina waxa ay daraasadu ku sheegtay wadanka Afgaanistaan waxa ay warbixintu ku sheegtay in uu yahay halka dadka waayeelka uxun in ay ku noolaadaan iyaga oo aanan u eegeeyn diinta laakiin dhaqan ahaan ayey ug xun yihiin dadka waa yeelka taas oo ay ku sheegeen daryeelka dadka da,da ah in aanu aheyn mid aad ugu wanaag saneeyn wadanka ku xigana waa wadan Afrikaan ah waa wadan ka tansaniya oo galay kaalinta 90-aad kaa ayaa lagu sheegay in aanu u wanaag saneey dadka waayeelka ah
Qaramada midoobay laanteedan udooda dadka waayeelka aha ayaa waxa ay uqoonsatay 1-da oktobar in ay tahay maalinta waayeelka dadka waa weeyn ee da,da ah ayaa u baahan xanaano ka badan kan la siiyo dadka yar yar ama caruurta abeydinka ah taas oo ah qofku marka uu weynaado oo uu itaal gabo waxa uu noqdaa qof inta badan xanuunku dhaco oo ubaahan daryeel halka qaarna uu galo marxalad asaasaqa taa daraadeed ayaa laantaa loo aas aasay meelo badan oo dunida ka midan loogu dabaal dagaa maalinta dadka waa weyn oo ah 1-oktoobar.
Diyaariye:C/qaadir Ismaaciil Askar
askars4@hotmail.com
Gobanimonews.com