Thursday, December 19, 2013

Masuuliyiinta Heer Gobol Iyo Heer Degmo Ee Gobolka Awdal Oo si balaadhan Uu Soo Dhawayey Madaxweynihii Hore ee Awdal State


Borama:-- (GNA) Madaxda heer gobol iyo heer degmo ee G.awdal oo ay weheliyaan Bulshada kale duwan eek u nool magaalada borame ee xarunta Gobolka Awdal ayaa waxa ay Maanta si aad Uu balaadhan loo soo dhawayey Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo madaxweynihii hore Awdal State oo hada ka noqday Mawqifkii Awdal…




Hadaba waftigan balaadhan ee uu hogaaminayey Garyaqaan C/rashiid awnuur xirsi laga hortagay afaafka hore ee gobolka awdal gaar ahaan degmada dilla halkaasi oo ay goob joog ay ka ahaayeen bulshada ku nool degmadaas oo ay hogaaminayaan madaxda degmada dilla iyada oo ayna halkaasi ay ka dhacday munaasibad uu balaadha isagoo lagusoo dhaweyaya caleemo qoyan boodhadhwaayn oo uu ku sawiran yahay halka ay dadka qaarkood ay ka wateen boodhadh ay ku xardhanaayeen ku soo dhawoow dhulkaaga hoyo xor iyo xalaal ba waan ku so dhawaynaynaa




goobtaasi  ayuu mudan abdirashiid nuur uu ka jeediyay qudbada dheer oo dhinacyobadantabanayasa waxaa is la markaana loo soo galbiyay xaruunta gobolka awdal ee magalada borama isagoo ay horkacayaan  oo ay gawaadhi fara badanoo oo  ka soo galbiyeen magalada dila,




dadwaynaha reer borama oo aan so dhawayntiisa u kala hadhin ay kaga hortageen duleedka magalada borama ee goroyo cawul waxaa loo soo dhaqaaqay magalada borama halkaasi oo ay dadwayne tire badani ay ku sii sugayeen wado yinka waawayn ee magalada borama




isaga oo la rabo in uu khudbad ka jeediyo fagaaraha khayriyada borama balse masuuliyiinta qabanqaabada soo dhawaynta ayaa ku baaqay in garyaqaan rashiid nuur lo galbiyo rays hotel si uu halkaasi khud bad uga jeediyo halkaasi oo uu qado iyo wada shekay si ku yeesheen bulshadii soo dhawaysay




DSC04982 DSC04981 DSC04980 DSC04979 DSC04978 DSC04977 DSC04976 DSC04974 DSC04973 DSC04971 DSC04970 DSC04965 DSC04945 DSC04943 DSC04932 DSC04922 DSC04917 DSC04906 DSC04905 DSC04904 DSC04903 DSC04902 DSC04901 DSC04900 DSC04899 DSC04897 DSC04889 DSC04888 DSC04866 DSC04862 DSC04857 DSC04850 DSC04848 DSC04846 DSC04845 DSC04842 DSC04841 DSC04839 DSC04835 DSC04819 DSC04818 DSC04810 DSC04808 DSC04805 DSC04803 DSC04801




 




BY:Mustafe caraale




Caraale_143@hotmail.com




Borama office