Friday, May 23, 2014

Xukuumadda oo Hogaanka Kulmiye Inqilaabtay iyo Muuse oo G. dhexe dib ugu dhawaaqaya


Hogaanka Kulmiye oo Gaashaanka ku dhuftay Liiska Golaha dhexe ee lagu dhawaaqay, Siilaanyo oo Ergo kala quustay Muuse Biixi iyo xiisad siyaasaddeed oo durba cirka isku shareertay…Akhri Liiska Madaxtooyadu soo saartay oo dhamaystiran..




siilaanyo iyo muuseHargeysa(GNA)-Xiisad Siyaasaddeed ayaa caawa dib uga dhex qaraxday Xisbiga Kulmiye, kaddib markii qayb ka mid ah Shirguddoonka Shirweynihii Saddexaad ee Xisbigu ku dhawaaqeen xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga iyo Guddida fulinta.




Xukuumadda oo uu hormuud ka yahay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa wax inqilaab lagu tilmaamay ku sameeyay hogaanka Xisbiga talada haya, kaddib markii lagu dhawaaqay Golaha dhexe iyo Guddida fulinta oo iyadoo aan lagala tashan hogaanka.




Guddoomiyaha Shir-gudddoonka Shirweynaha Xisbigaasi ayaa goor galabnimadii ah Maanta ku dhawaaqay 364 xubnood oo golaha dhexe lagu sheegay iyo 43 Guddida fulin ah, kuwaasoo Madaxweyne Siilaanyo ugu horeeyo.




Shir-guddoon kala qaybsan iyo dhacdooyin kale IMG_0011




Saacaddo yar kaddib markii Saxaafadda lagu baahiyay warkan ka soo baxay Shir-guddoonka, waxa cadaatay inaan Liiska la baahiyay ahayn wax laysku ogyahay oo hogaanka Xisbiga lagala tashaday.




Shaacinta Guddiyada xisbiga ayey ahayd in lagaga dhawaaqo kulan balaadhan oo loo dhanyahay.




Hase ahaatee Shir-jaraa’id oo uu qabtay Axmed Xaaji Cali Cadami oo ay weheliyaan xubno ka mid ah Shir-guddoonku ayaa  lagu iclaamiyay warka soo baxay, waxaanay sheegeen inay baaqatay xafladii loogu talo galay.




 “Waxa Shirweynihii noo igmaday inaanu soo ururino waraaqihii oo aanu soo dhamaystirno, oo aanu sidii nidaamku ahaa aanu Madaxda sare ee xisbiga ku wareejinno, cabatinkiina wuu soo dhamaaday, wixii Sulux iyo isku celcelin ahaana waanu samaynay, laakiin Caawa (xalay) ayaanu u qabanay inaanu wada casuunno Madaxda oo dhan, sida Madaxwaynaha iyo Guddoomiyaha xisbiga, laakiin shirkaasi wuu dhicisoobay si kastaba ha ahaatee oo ma suurto-galin..markaa waxaanu is nidhi intii la idin odhan lahaa dhinac bay u janjeedhaan inaanu dhexdhexaadnimadii ku faro adeygno oo aanu cid walba iska reebno oo aanu si Madax-banaani ah ugu (Dhawaaqno)…”sidaasi waxa yidhi Guddoomiyaha Shir-guddoonka Axmed Xaaji Cali Cadami.




Xoghayaha Shir-guddoonka Shirweynaha oo ah Wasiirka Ganacsiga Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaan ka soo qayb gelin Shirka jaraa’id ee Cadami iyo kooxda la socday qabteen.




Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa mabd’iyan ka mid ah Taageerayaasha Guddoomiyaha Xisbiga Muuse Biixi.




Intaas kaddib maxaa dhacay?




Kaddib markii go’aankan la soo saaray, waxa soo baxay in Liiska Golaha dhexe ee la shaaciyay iyo Guddida fulintu toona ahayn wax hogaanka Xisbiga lagala tashaday ama lagu goo’yey Madal loo dhanyahay.




Waxa la sheegay in hogaanka Xisbigu arrintan si weyn uga cadhooday , isla markaana ay laf dhuun gashay ku noqotay, sida ay Gobanimonews u xaqiijiyeen ilo-wareedyo ka ag dhadhow.




Warku wuxuu intaasi ku darayaa in Guddoomiye Muuse Biixi Saacadaha soo socda ku dhawaaqi doono Liis kale oo lagu shaacinayo Golaha Dhexe iyo Guddida fulinta.




“ilaa hada wararka sidaanu ku hayno Ergo badan ayaa Muuse loo diray oo wuu diiday, inuu aqbalo, waxaanu beri ku dhawaaqayaa Liis kale oo uu saxeexay”sidaasi waxa Gobanimonews u sheegay Masuul sare oo Garabka Muuse Biixi ah ka tirsan.




Madaxweyne Siilaanyo iyo Muuse Biixi




Arrintan caawa soo baxday ayaa xiisad siyaasaddeed durba ka dhex hurisay Madaaxweyne Siilaanyo iyo xukuumaddiisa oo isku dhinac ah iyo hogaanka Kulmiye inta Muuse Biixi la socota.




Muuse Biixi iya Axmed Siilaanyo ayaa mid waliba doonayaa inuu awood badan ku yeesho Golaha dhexe ee Xisbiga, si uu Doorashada Musharaxa Madaxweynaha iyo ku-xigeenka oo ay ku loolamayaan labadooduba, hadaan wax isbedelin ugaga guulaysto ka kale.




Liiska Caawa lagu dhawaaqay ayaa si cad ugu sad burinaya Xukuumadda Siilaanyo, kaasoo si xeeladaysan balse faashil badani ka muuqdo loo soo dhigay.




Liiskan ayaa Wasiirrada xukuumadda lagu daray xubnaha Beelaha laga soo xulay, halkii ay dawaali Digreetada madaxweynaha marka xilka loogu magacaaboa ay ugu biiri lahaayeen Golaha dhexe.




“sababta ay xukuumaddu Wasiirrada ugu dartay Liiska Beelaha waxa weeye Kalsooni kuma qabto cid kale, markaa iyaduunbaa isku buuxisay halkaas. Waase arrin Xeerka xisbiga baal marsan”sidaas waxa Gobanimonews u sheegay falanqeeye siyaasaddeed oo magaciisa ka cudurdaartay inaan la shaacin.




Maxa xigi doona




Si cad looma saadaalin karo waxa xigi doona go’aanka caawa lagu shaaciyay Golaha dhexe ee kulmiye iyo guddida fulinta, balse waxa la xaqiiqsanyahay inaanay ahayn arrin laysku raacsanyahay oo sidii sharcigu ahaa Hogaanka Xisbiga iyo Shir-guddoonku markay isla meel dhigeen saxeex lagu duugay.




Waxa kale oo la sugayaa in Guddoomiyaha Xisbiga Muuse Biixi Cabdi oo labaataneeyo maalmood wax ku dhow Kursiga si kalsooni leh ugu fadhiistay, uu mawqif cad iska taago arrintan arroornimada Jimcaha.




Xisbiga Kulmiye talada hayay afar sanadood muddo ku dhow ayaa shirweynihiisu soo maray Xaaladdo ad-adag oo uu ku raftay.




Shirweynaha 3-aad ayaa u qabsoomay, kaddib markii la go’aamiyay inaan lagu tartami doonin hogaanka xisbiga ee xubnaha hada haya loo ansixinayo.




Qaabka lagu dooranayo Hogaankaas ayaa ahayd marxaladii ugu adkayd ee xisbigu ka soo gudbay, waxaana ergooyinkii shirweynaha ka qayb galay lagu soo xulay qaab beeleed oo mugdi geliyay Qawaaniinta  Asxaabta siyaasadda iyo doorashooyinka u degsan.




Gobanimonews




Hargeysa Office




Email: editor@gobanimonews.com  




Halkan ka Akhri Liiska Xukuumaddu soo saartay.




Beesha Arab




1. Najax Siyaad Cabdi




2. Naasir Ayjeex Jaamac




3. Xasan Axmed Xuseen




4. Maxamed Yoonis Cawaale




5. Cabdi Muxumed Xirsi




6. Siciid Nuur Jaamac




7. Nuura Xuseen Dhalaax




8. Cumar C/laahi Xuseen




9. Jaamac Caydiid Ibraahim




10.Maxamed Ibraahim Aadan




11.Xarriir Xirsi Adar




12.c/XAKIIN Gaaxnuug Cilmi




13.Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir




14.Sitiin Xasan Jaamac




15.Maxamed Cali Cumar




16.Sidiiq Cawil Axmed




17.Maxamed Cali Cumar




18.Yuusuf Cismaan Faarax




19.C/laahi Ismaaciil Faarax




20.Sahra Maxamed Xuseen




21.Maxamed Nuur Maxamed




22.Fatxiya Muuse Ibraahim




23.Wali Khayre Ciise




24.Nuur Yaasiin Cali




25.Dr: Axmed Cali Maax




26.Ibraahim Maxamud Axmed




27.Bashiir Xasan Xaashi




28.Cabdalle Muxumed Xirsi




29.C/laahi Jibriil Gaaxnuug Buraale




30.Mawliid Maxamed Shaqale




Beesha Habarjeclo




31.C/kariim Axmed Maxamed Xinif




32.Maryan Cumar Maxamuud




33. Farax Yuusuf Nuur




34.Khadra Cali Jaamac




35.Shariif Abokor Maxamed




36. Jaamac X Axmed Cabdi




37.Maxamed Saleebaan Rooble




38.Deeqa Cismaan Siciid




39.Maxamed C/laahi Ducaale




40.Layla Cismaan X Yuusuf




41.Khadra Cali Diiriye




42.C/xakiin Maxamed C/laahi




43.Cabdoo Axmed Aayar




44.Cawrala Saalax Faarax




45.Cismaan Siciid Jaamac




46.Cismaan Axmed Maxamed




47.Farax Faarax Cali




48.Xasan Maxamed Cali




49.Saalax Maxamed Diiriye




50.Siciid Maxamed Jaamac




51.Maxamed Iidle Maxamed




52.Siciid Maxamed Cismaan




53.Saleebaan Cawad Abokor




54.Hoodo Faarax Warsame




55.Ilhaan Maxamed Jaamac




56.C/raxmaan Axmed cali




57.Axmed Nuur Faahiye




58.Maxamuud Xayir Ducaale




59.Axmed Maxamed Jaamac




60.Khayre Cismaan Caalin




61.Maxamed Xasan Maxamed




62.Saleebaan Maxamed Warsame




63.Faarax Siciid Saleebaan




64.Mahad Maxamed Cawaale




65.Aadan C/laahi X Xasan




66.Maxamuud Axmed Xirsi




67.Xuseen Xasan Guuleed




68.Cawil Maxamed Ibraahim




69.Maxamed Axmed Biixi




70.Sahal Cali Cartan




71.Barwaaqo Ibraahim Yuusuf




72.Maxamuud C/raxmaan Cali




73.Maxamed Ismaaciil Cismaan




74.Jaamac Maxamud Cigaal




75.Aadan Ciise Maxamed




76.Jaamac Ibraahim Xirsi




77.Maxamuud Ismaaciil Xasan Cabdi (Bade)




78.Yaasiin Muxumed Cabdi Ciise




79.Axmed Cumar Cali Axmed (Gadhoodhe)




80.Ismahaan Jaamac Tanag




 Beesha Harti




81.Baashe Maxamud Faarax




82.C/risaaq Khaliif Axmed




83.Xuseen Axmed Cabdulle




84.C/waaxid C/qaadir C/raxmaan




85.Cali Maxamed Axmed Sandulle




86.Nadiifo Maxamed Col ujoog




87.Maxamuud Axmed Saalax




88.Faarax Cali Ibraahim




89.Khadra Jaamac Faarax




90.Jaamac Dheeg Cartan




91.C/laahi Maxamuud Guray




92.Aadan C/laahi Cabdule




93.Cabdi Axmed Cawad




94.Ismaaciil Ibraahim Cali Gaas




95.Axmed C/laahi Dhakool




96.C/rashiid Ducaale Qanbi




97.Axmed X Cali Cadami




98.Sahal Maxamed Jaamac




99.Maxamed Cismaan Bulqaas




100. Axmed Maxamed Nuur




101. Muuse Jaamac Dalaf




102. Ibraahim Ducaale Cawke




103. C/laahi Maxamuud C/salaam




104. Mustafe C/laahi Fuumbe




105. Siciid Cabdi Saalax Shirbeeye




106. Axmed Abshir Gacan




107. Cali Maxamed Aadan




108. Shacni Saalax Cali




Beesha Habar Awal




109. Maxamed Biixi Yoonis




110. C/raxmaan Maxamuud Caydiid




111. Faysal Cali Sheekh




112. Xuseen Cabdi Cali




113. Maxamed Daahir Khayre




114. Dr: Axmed Cabdi Xuseen




115. Dr: Maxamed C/laahi Cumar




116. Abiib Diiriye Nuur




117. Ibraahim Axmed Haybe




118. C/laahi Xuseen Cige




119. Xasan Cawaale Caynaan




120. Sacda Cabdi Maxamed




121. C/casiis Maxamed Samaale




122. Muxumed Aw Cabdi Ismaaciil




123. Khadra X Ismaaciil Yoonis




124. Axmed Xaashi Oday




125. Ilyaas Muuse Jaamac




126. Cabdi Cali Jaamac




127. Axmed Muxumed Madar




128. Eng: Xuseen Sheekh Aadan




129. Nimco Aadan C/laahi




130. C/qaadir X Ismaaciil Maxamed




131. Maxamed Xuseen X Ciise




132. Rooda Yuusuf Nuur




133. Maxamed Cabdi Iskeerse




134. Mujaahid C/kariin Xaashi




135. Axmed/Qani Cabdi Samatar




136. Maxamed Faarax Xirsi




137. Saleebaan Siciid Cali




138. Cali Maxamed Muuse




139. Cali Axmed Kooshin




140. Buraalle Cali Xuseen




141. Maxamed Cali Cumar




142. Cali Cumar Maxamed




143. C/raxmaan Cawil Xasan




144. C/raxmaan Jibriil Cbasiiye




145. Siciid Xasan C/laahi




146. Maxamed C/laahi Cabsiiye




147. Maxamud Saleebaan Ducaale Talaabo




148. Maxamed Cismaan Axmed Indho balac




149. Cismaan Cabdi Barkhadle Shiine




150. Maxamed C/laahi Xandulle Kayd




151 Milgo Daa’uud Cigaal




152. Nasra Maxamed C/laahi




153. Mustafe Maxamed Yoonis




154. Muuse Jaamac Cilmi




155. Maxamed Cilmi Aadan




156. Khadra Maxamed Caalin




Samaroon/Ciise




 157. Fu’aad Maxamed Cumar Awliyo




158. Cabdi Siciid Faahiye




159. Maxamed Ibraahim Madar




160. Nuur Cismaan Guuleed




161. Saynab Saban Jibriil




162. Sheekh Maxamuud XIrsi




163. C/risaaq Waaberi Rooble




164. Maxamed Muuse Ibraahim Buuni




165. Cismaan Cali Maydhane




166. Abuubakar Xaamud Jibriil




167. Cismaan X Cabdi Khayre




168. Axmed Xasan Caafi




169. Xuseen Cumar Dhinbiil




170. Farxiya Caydiid




171. Caasha C/laahi Cilmi




172. Axmed Ismaaciil Jaamac




173. Daahir Barkhad Cali




174. Nuux Daahir Camuud




175. Sacaada Raygal Muumin




176. Siciid Maxamed Bille




177. Mustafe Cismaan Caynaan




178. Axmed Xuseen Oomane




179. Muuse Cismaan Dhagaweyne




180. Ayaan Cali Cumar




181.  Axmed Maxamuud Geelle Dacar




182. C/naasir X Daa’uud Warsame




183. Ibraahim X Maxamuud Suldaan




184. Fahmi Cabdi Bidaar




185. Rooda C/laahi Ciil tire




186. Siyaad Xuseen Cumar




187. C/laahi Ibraahim Habane




188. Proff: Ismaaciil Muumin Aare




189. Ibraahim Aadan Qaalib




190. C/qaadir Aadan Yuusuf




191. Sahra Maxamuud X Xasan




192. Axmed Yuusuf Faarax




193. Mustafe Faarax Abraar




194. Ismaaciil Xasan Mataan




195. Xasan Daahir Dhinbiil




196. Khadar Daahir Fadal




197. Hibo Maxamed Cismaan




Beesha Ayuub




198. Yurub Abiib Cabdi




199. Khadar Nuur Cabdi




200. Maxamuud Cabdi Faarax




201. Baashe Yuusuf Axmed




202. Nimco C/salaam Yuusuf




Beelaha La Hayb Sooco




203. Garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi




204. Eng: Xuseen Ibraahim Buuni




205. Muuse Cabdi Aadan




206. Cali Maxamed Maxamuud




207. Khadar Ibraahim Cabdalle




Beesha Garxajis




208. Dr: Ismaaciil Cali Aw Jaamac




209. Carab Nuur Xandulle




210. Garyaqaan Jaamac Ismaaciil Shabeel




211. Dr: Yuusuf Maxamed Cabdi




212. Cismaan C/laahi Hirad




213. Maxamed Muuse Abees




214. Cumar C/laahi Aadan




215. Maxamed Axmed Aadan




216. Xildhibaan Axmed Siyaad Muxumed




217. Ismaaciil Yuusuf Xuseen




218. Maxamed Xasan Xaashi




219. Axmed Guudcade Aw Xuseen




220. Axmed Cabdi Xuseen




221. C/laahi Jaamac Cismaan Geeljire




222. C/kariin Baanday Cismaan




223. Maxamed Cabdalle Cilmi




224. Maxamed Muuse X Cabdi




225. Khadar Axmed Diiriye




226. Maxamuud Ibraahim Axmed




227. Bulbul Cabdi Madoobe




228. Bashiir Cabdi Xarriir




229. C/raxmaan Maxamed Saqadhi




230. Maxamed Axmed Yaasiin




231. Dr: Cabdi Aw Daahir Cali




232. Dr: Maxamed Axmed Cabdi Carabayte




233. Mukhtaar Maxamed Cali




234. Nimco Xuseen Qawdhan




235. Sahra C/laahi Ibraahim




236. Xusni Maxamed Warsame




Beesha Toljecle




237. C/salaam C/raxmaan Saalin




238. Yuusuf Cismaan Garas




239. Eng: C/raxmaan Yuusuf Maxmuud




240. Axmed Xasan Maxamuud Xuseen




241. Khadra Maxamuud Xuseen




 Liiska xubnaha ay soo magacaabayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Madaxweyne ku-xigeenka




Madaxweynaha Somaliland wuxuu soo magacaabayaa 10 xubnood




Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye wuxuu soo magacaabayaa 23 xubnood




Madaxweyne ku-xigeenku wuxuu soo magacaabayaa 6 xubnood




Total—————————————————————————39 xubnood




Xubnaha Golaha Wakiiladda ee sida tooska ah usoo galaya




1. Maxamuud Jaamac Warfaa




2. Axmed Cabdi Nuur Kjiaandhe




3. Axmed Maxamed Maxamuud Diiriye Nacnac




4. Cali Yuusuf Axmed




5. Maxamed Axmed Obsiiye




6. Siciid Cilmi Rooble




7. Cali Xasan Maxamed




8. Maxamed Cali Xirsi




9. Xamse Maxamed Gaada weyne




10.Maxamed Cumar Aadan




11.Cumar Axmed Sanweyne




12.Mahdi Xuseen Cadare




13.Abiib Cabdi Good




14.C/raxmaan Yuusuf Cartan




15.Maxamed Jaamac cabdi




16.Ibraahim Axmed Raygal




17.Axmed Ducaale Bulaale




18.Maxamed Maxamud Cumar Xaashi




19.C/raxmaan Jaamac Maxamuud




20.C/casiis maxamed Ducaale




21.Xarriir Siciid Bullaale




22.Farxaan maxamed Cali




23.Ibraahim Carrraale Ruush




24.Maxamuud Dhunkaal Guutaale




25.Aadan X Diiriye




26.Maxamed Barkhad Miigane




27.Cali Obsiiye Diiriye Cali Gabilay




28.Axmed Madar Sii arag




29.Siciid Cartan Cismaan




30.C/qaadir Jaamac Xaamud




31.Xasan Muuse Hufane




32.Maxamed Jaamac cali




33.Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle




34.Cabdi Maxamed Jaamac




35.Siciid Maxamed Cilmi




36.Maxamed Axmed Dhakool




37.Maxamed Baaruud Shide




38.C/raxmaan Cismaan Caalin




39.Mahdi C/laahi Maxamuud




40.Saleebaan Cawad Bukhaari




41.Axmed Barkhad Obsiiye




42.Muuse Maxamed Ismaaciil




Guddida Fulinta




1. Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo




2. Muuse Biixi Cabdi




3. Maxamed Kaahin Axmed




4. Maxamed X Yuusuf Axmed Waabeeye




5. C/raxmaan Maxamed Talyanle




6.C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici




7. Xasan Siciid Yuusuf




8.C/casiis Maxamed Samaale




9. Maxamed C/laahi Cumar




10.Maxamed Cabdi Iskeerse




11.Maxamed Muuse Abees




12.Axmed Xaashi Oday




13.Dr: Cabdi Aw Daahir Cali




14.Yaasiin Maxamuud Cabdi




15.C/kariin Axmed Maxamed Xinif




16.Xuseen Axmed Caydiid




17.Canab Cumar Ileeye




18.C/najax Siyaad Aw Cabdi




19.Axmed Xuseen Oomane




20.C/laahi Xuseen Cige Balaaki




21.Faysal Cali Sheekh




22.Abiib Diiriye Nuur




23.Maxamed C/laahi Cabsiiye




24.Axmed Cabdi Xuseen




25.Dr: Maxamed Cabdi Carabayte




26.Dr: Xuseen Maxamed Maxamuud Xoog




27.Nimco Xuseen Qawdhan




28.Cali Siciid Raygal




29.Axmed Nuur Faahiye




30.Jaamac X Maxamud Cigaal




31.Ilhaan Maxamed Jaamac




32.C/laahi Ismaaciil




33.Baashe Yuusuf Axmed




34.Axmed X Cali Cadami




35.Proff: Ismaaciil Muumin Aare




36.Cali Cabdi Saa’iq




37.Cabdi Siciid Faahiye




38.C/risaaq Khaliif Axmed




39.Cali Buureed




40.Abuubakar Xaamud Jibriil




41.Maxamed Jaamac Abgaal




42.Maxamed Yoonis Cawaale




43.Nuur Cismaan Guuleed




44. Xubin Maqan…….?