Sunday, May 4, 2014

Xaglo-toosiye: "Buuhoodle Deegaamadiisu waxay ka hadheen dalka intiisa kale"Daawo


 buuhoodleWasiirka Caafimaadka Somaliland Saleban Ciise Axmed Kaar, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Buuhoodle.




Wasiir xaglo-toosiye ayaa markii la soo dhaweeyay kaddib, goob-fagaare ah kala hadlay Dadweynihii soo dhaweeyay.




waxa uuu sheegay in Nabad-gelyada Buuhoodle Muqadas tahay.




Halkan ka Daawo: