Friday, May 23, 2014

Maxaa Sooraan iyo Jawaan ka qabsay London?Daawo


Jileyaasha Sooraan iyo Jawaan ayaa ka waramay waxyaabo layaab ku noqday oo ay kala kulmeen Booqashooda London.




Muuqaal Waraysi ah oo laga qaaday ayaa waxa la arkayaa labadii Nin oo bedelay labiskoodii lagu yiqiinay.




talow maxaa qabsaday? bal adba?




Daawo: