Sunday, May 11, 2014

Indheer halugu eego Odey-dhaqameedka Reer Muqdisho!By: C/rashiid Cadde


Anigoo ah aqoon yahan cabdi rashiid cabdilaahi  awcabbdi  oo fikirkayga ka muujinaya Odayaal-dhaqameedka Soomaliya ka yimi ee Somaliland, waxaan ka muujiyey walac qadiyadeed madama aanay ku ee kayn  odeey dhaqmeed oo ay kujiran nimankii loo xulay shirkii turkiga aynu  ku wada hadlaney  Somalia doodii labada dhinac ee somaliya  iyo  somaliland oo waaliba ahaa nimankii ugu dooda aad ka ee laynoo soo naqeeyey oo maanta gashan shaadh odeynimo.




Sidaa awgeed waxaan  u arkaa  dagal qabow oo inoo bilaabmay, waxaanan odhan lahaa  indho dheer halagu eego.




  indho siyaasi,  indho aqoon yahan, indho culimo awdiin, indho saladiin, indho shicib ,marka waxan  leyahay qadiyadeenu waxay tahay inagoo  isku duban waa xusuus baladhan  qiiro iyo muwadinimo ku dheehan tahay  iyo midnimo.




 qofkasta oo reer somaliland ah xilba ka saaran qadiyada gude iyo dabadba. isagoo  muujinaya shucurtiisa laga akhirisan dono wajiigiisa, wuxu  doonayo wuxu diidan yahay.




Waxaana loo baahanyahay in laga fogaado wixii ashxa , Diinta  amniga guud  wax u dhimaya.




Intaas ayaan fikirkauga ku soo gababagabeynayaan.




Allaa  mahad leh




Cabdirashiid Cabdillaahi Cabdi




Hargeysa / Somaliland




Rashiidcadde143@gmail.com