Sunday, May 11, 2014

Dhegeyso: Casharka 7-aad ee tafsiirka Kitaabka Xusni Muslimka


xusni musAkhristeyaal waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii 7-aad ee Taxanaha Tafsiirka Ducooyinka Adkaarta ama Xusni Muslimka oo Afsoomali ah.




Kitaabkan oo aanu todobaadyadii hore idiin soo gudbinay qaybihiisii kalewaxaanu todobaadkan idiin soo gudbinaynaa qaybtii todobaad.




Waxaana soo jeedinaya Sheikh Maxamed sheikh Ismaaciil:




Halkan ka dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Xisnul-Muslim-7.mp3"][/audio]