Sunday, May 4, 2014

Giggs oo Ku Kufay Old Traford + Cardiff & Fulham Oo ka dhacay Tareenka Priemier League.


Tababaraha iyo ruug cadaaga kooxda Manchester United, Ryan Giggs ayaa kulankiisii labaad ee uu hogaamiyo kooxda United guuldaro kala kulmay naadiga Sunderland.




Gool uu qaybtii hore ee ciyaarta ka dhaliyey Sebastian Larsson, ayaa u horseeday Sunderland guul muhiim ah.




Giggs oo ciyaartani u noqonaysay midii labaad ee uu hogaamiyo Manchester United, isagoo tiisii koowaad guul ka gaadhay ayaanay u suurto gallin inuu sii wado.