Sagaal Xildhibaan oo ka mid ah Golaha Deegaanka Gabiley ayaa sheegay in Ragii Falka dawladda Itoobiya ka cadhootay u geystay Saraakiisheeda Sirdoonku ay Gabiley joogaan, dadka xidh-xidhana aanay ahayn kuwii falka geystay.
Sidaana waxay ku sheegeen Shir jaraa’id oo ay ku qabteen Gabiley.
Halkan ka Daawo:
https://www.youtube.com/embed/vcnpEQS8LWA