Ugu horayn waxa aan halkan ka salaamaya bulasha waynta reer Somaliland iyo bada war baahinta madax banan hadii aan ku soo dhawaado fikirkayga,
Manta waxa aan doonaya in aan halkan kaga hadlo , laba arin oo imika taagan oo kala ah laydh la,aanta magal madaxdii hargaysa iyo xadhiga maalin walba isa soo taraya ee saxaafada,
Hadii aan ka hadalo arimahan xaga laydhka , sida aynu wada ognahay waxa jirta in mudaba ay caasimadii hargaysi bilaa laydh tahay oo ay sababeen duruufo kala duwan, waxa jirtay in casimadan Hargaysa ay shidi jireen sedex mishiin oo dab dhaliye ah oo magaalada badankeeda shidi jiray waxa wax laga naxa ah inay dayac tir la,aan awgeed sedexdii mishiin markeliya ay fadhiisteen oo magaaladi ay mugdi tahay iyada oo ay ila wareedyo lagu kal soonyahay sheegayaan in dahabshiil lagu wareejanyo laydhkii waxa waxa ayaan daro ah miyaanu wadanku kabaxayn sheerul dahabshiil iyo sheerul xirsi xukuumadu may soo iibin kari waayin ijiino laydhka shida oo kama badna lacagata ku baxaysa ta ku baxaday wada ceerigaabo ee waxa sidaa u ragaadiyay wadanka ee maanta ay magaaladi bigalaa laydhka u tahay waa nin jelaysiga ay ku shaqaynayso xukuumada siilanyo ka shaqaysi iyo qabyaalada wadanki isku duubna manta la dhutinayo ee gaadhay gobol gobol iyo qoysqoys manta halka ay dan ka leedahay way u dhega nugushahay siibad ta qabyaalada waxaan leeyahay shacabka wa in laysku duubnaada shacbow nin jeclaysi meelku gaadhi maysaane o dinihiina meel uga so wada jeeda waa in ay xukuumadu cadaysa waxa ay u fadhyaan ijiinadii laydhka looma waayin isber baarkii ijiinada way hagranaysa waxaanay ku maqantay xukuumadu danaheeda gaarka ah,qodobka labaada ee aan rabo in aan ka hadlo waa saxaafadii madax banaanayd duruufaha iyo dhibaatada ay ku hayso xukuukmadu waxa aan cidina mooganayn in ay tahay saxaafada madaxa banana tii markay dawladani tartamaysay qaybta ugu wayn ka qaadatay hanshada kurisgan isaga oo madaxwayn axmed siilanyo afiyo labaatanka saacadodba afka ku hayn jiray saxaafadii aya lacabdhiyay loo caga juleyay waxa lagu hayaa tacadi oo manta cajaldihii laga duubay ay buudhaafiyeen reedhyaw hargaysa waxa aynu manta ognahay in aanay badh iska gaadhayn dhibaatad ay xukuumada siilanyo ku hayso iyo wakhtigii m,daahir riyaale kaahin oo ay maraysaba aartikal ayaad iga qirtay car juudhe waxaan aad u canbaaraynaya xadhiga wargayska haatuf iyo Hubaal iyo dhamaan saxaafada ka dhanka ah waa in xiryadoodi si dhakhso ah loogu so celiyaa,odhaah nin hore yidhi aya laga haya (walee hadaan kobaat laga guurin gorayo heeryaysanina way ka so geli) xukuumadu hadi aanay daynin dhibaatada saxaafad waxa kele ayaa ka so bixi doona halka
Tele:0633503244
E-mail:xikmawi.410@gmail.com