Sunday, April 13, 2014

Geerashleyaasha Hargeysa oo cilad cusub ku sheegay Baabuurta.Daawo


 vlcsnap-2014-04-06-10h10m26s164 Halka hoose ka Daawo Barmaamuj Xiise badan oo ka hadlaya Durufuuha ka gedaaman iyo horumarka ay sameeyeen Dadka ka shaqeeya Geerashyada waaweyn ee Hargeysa.vlcsnap-2014-04-06-09h58m16s44




Barmaamujkan waxa lagu waraystay xubno ka mida Mulkileyaasha Geerashyada iyo madaxda Urur ay ku bahoobeen Bir-maalku oo horumarintooda ka shaqeeya.




Nimanka Geerashyada ka shaqeeyaa waxay ku dooddayaan in dawladda iyo goobaha kale ee waxbarashada ka shaqeeyaa hirgeliyaan Kuliyad farsamada gacanta lagu barto si ay ula jaanqaadaan farsamada cusub ee Caalamku ku talaabsaday.




vlcsnap-2014-04-06-10h20m16s186Daawo:


https://www.youtube.com/watch?v=V7t6lHURMr8