Sunday, April 13, 2014

Aamin-darada ay xukuumadu ka wado wadanka iyo wadaniyada shacabka reer somaliland laba kala haaba dhe, Q/ Khadar Jirde


ugu  horayn waxa aan halakan ka salaamaya  shabi waynaha reer  Somaliland iyo inta ka turjunta dareenka shacabka oo ah saxaafada madaxa banan  hadii aan u soo gonada dego  dareenkayga ,




 waxa aynu ku naaloonaynay 22kii sano ee uu wadankani ka soo gudbay nabad gelyo  isku tiirsanan  iyo in ay danahooda meel uga soo wada jeedan   sdaas ayaa lagu caafimaad qabay lakiin tii manta daqada ayay ka baxday waxa so kordhaya maalinba maalinat ka danbaysa  kala qaybintii shacabka  qabyaalad aan meelaba haysan oo ah waxa ay maant eeden walalhena koonfureed ee ilaa manta lo caalwaayay tii oo kale ayay wada xukuumadu  o wata keentay in ay xataa laba jilba oo isku raasa iska horkeento waa layqaan raadka qabyaalada iyo halka ay  ku danbayso ee ay umad dhigto waxa ay xukuumadu la soo baxday beryahayn danbe waxa ay dadkani ay ka bogsadeen  oo lays lahaa waa laga bixi doona  waxa se ayaan daro aha in tii dib ay ugu celisay xukuumada axmed  siilanyo oo wadankii iyo dadkiiba ay lanaafo yihiin qabyaalad  jiliba jilibaysi iyo ardaa ardaa  waaxn aad u canbaaraynay falkan jogtada ah ee maalin walba ka dhacaya wadanka ee uu ugu danbeeyay kii habeen hore lagula kacay xildhibaan maxamed faarax qabile  iyo faamligiisi  ee ay kula kacday xukuumadu cid kele maaha  waana cidii markii horana isku dayga dil kula kacaday xildhibaanka ayaa hadana caruutisi togatay waana wasiir ku xigeenka aminiga wana la soo adeegsaday oo xukumada ayaa adeegnaysa si ay reerkii isku duuba ay isaga hor keento waan sifoyinka lagu yaqaan kelidii taliyahay kala jejebinta shacabka iyo  burburintooda waxaan leeyahay waa in wasiirku xigeenka amin xumada wadanka laga qabto  o isaga iyo cidii kadanbaysaba sharciga la horkeena waayo wuu ku cadayahay denbigani falkan gaadhigiisi ayaa lagu fuliyay waxa shay aad u nasiib daro shacabka ku dhacdaya  cidaliyaale cidii fal  fulisaba maxaa dawlada  uun ka dhigay  waxaynu ogayn in cidii Hubaal raasasta ladhacday imika ladalac siiyay  de kana waynu aragnaa oo waxa lasiinaya darjo madama oo uu   hore uu xildhibanka u weraray  mar labaad uu hadan caruurtii uu xildhibaanku dhalay laayay waxa aan aad u canbaraynaya falka fosha xun ee bahalnimada ah ee lagu sameeyay qayska waxaan leeyahay xukuumada  (dhalaanka lagu sabaa dhurwaaba ciyaaye ka soo carar aaboyin)




waa habeen xalay tegay in aad ergoyin iyo cid idin raacda aad kulmiyow  heshaan inta aad waxan faraha kula jirtaan wan wax taariiikhda galay oo ah wax uu shabku  dinku xasuusandono




 




 




tele: 0633503244




Email:xikmaawi.410@gmail.com