Friday, February 7, 2014

Wax ka baro mid ka mida gool haye yaashii ugu wanaagsanaa xaafada shacabka iyo kooxd SOLYCODO -xamse jirde


1654015_670153876381318_638485803_nHargeysa(GNA)Xamse jirde wxa uu wayihisa kubada ka bilaabay xaafada shacabka waxa u u ciyaaaray kooxo badan oo ka dhisnaa caasimad hargaysa waxaanu noqday goolhayeyaasha loogu jecelyahy xaafada




Xamse waxa uu wathtigiisii ugu badnaa la  soo qaatay kooxda solycado oo ahyd koox kubada ku bilawday heerka sedexaad soona gaadhay ilaa heerk alabaad ee casimada waxaanay ahyd kooxaha ugu cad cad kooxah heerka labad waxa uu kula guulaystay kooxda laba koob oo munaasibado ah iyo hal wareeg  




Tobobarayaashii soo gacan qabtay





  1. naasir yousuph   daahir 2004 ilaa 2006  oo hada ah xogayahay gaarka ah ee afayeenka madaxtooyada somaliland


  2.  c/laahi mahad  smail 2006 ilaa 2007 waxa uu hada yahay ardaydii sanadkan ka qalin jabisay jaamacadda alpha


  3. Badri adam  mohamed  waa sarkaal ka tirsn  wasaarada duulista iyo hawada




Xamse waxa uu kubada ku soo dhex jiray 10sano ah waxaanu ka gaadhay guulo badan waxana uu kubada ku joojiey ka dib markiuu dhaawac ka soo gaadhay garabka isaga oo u ciyaarayey koobka ramadaanta kooxda solycado dhaawacaa ayaa xamse ka reebay kubada cagta halka ayuuna kaga hadhay dhamaan kubada iyo hawleheedaba lasoco qaybta danbe……………………