Saturday, February 8, 2014

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Dib ugu Soo Noqday Dalka Kana Warbixiyay Safarkiisii Dibada +Daawo Video


indexHargeysa (GNA) Madaxweynaha Somaliland oo manta dib ugu soo noqday safar dibada ah waxa uuna ka warbixiyay socdaalkiisii wadamada faransiiska iyo ingiriiska .




Waxa uuna sheegay in uu la kulmay wasiirka arrimaha dibada ee farasiiska iyo baarlamaanka faran siiska




Waxa uu madaxweynuhu ka waramay arrimo dhawr ah




Halkan ka Daawo  








Gobanimonews-Desk




Hargeysa/somaliland