Wafti Ka Socda Xisbiga Ucid oo Loo Diiday Burco

Gabonimo News Agency (GNA) Musharax madaxweyne mino ee xisbiga ucid Aqoonyahan Jamaal cali xuseen iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo ku sii jeeday Magaalada Togdheer ee Burco ay loo diiday inay galaan burco
Badhsaabka Gobolka Togdheer ayaa kaga horjoogsaday isagoo kaga hor yimid Dagmada sheekh ee u dhaxaysa Berbera iyo Burco .
Xubin ka mid ah gudida ayaa GobonimoNews u xaqiijiyey in aanay magaalada gali karin burco wixii muraad ah ay ku dhamaystaan Hotel Cigaal
Sidoo kale sarkaal xubin ka tirsan waftiga ahna xogahaya xisbiga Mudane :Xuseen Badmaax .
sidoo kale dadwayne ka mid ah taageerayaasha xisbiga ayaa ku sugan tuulada qoyta oo 20km u jirta magaalada burco
waftigan balaadhan ayaa waxa ay maanta u tageen inay soo dhaweeyaan taageerayaal cusub oo ku soo biiray xisbiga ucid .
Ilaa hadana lama oga talaabada ay qaadi doonaan .
GobonimoNews