Hargaisa(GNA)Tan Markii Uu ku guulaystay Xisbiga Kulmiye talada dalka somaliland Ayaa waxa Ay cabudhin iyo cagajugalyn ku haysaa saxaafada madaxbanaan ee somaliland madaxwayne axmed maxamed silaanyo ayaa isgu markii uu ku jiray tartanka ololaha doorshada waxa uu ku faami jiray madaxa banaan iyo balan qaadkiisa mudada sideeda sano soo jiitameyey ee ku wajahnaa isgarabtaagida warbaahinta madaxa banaan oo meesha ka baxday.
iyadoo aan lasocono doorkii ay warbaahintu ka ciyaartay gushii uu gaadhay Kulmiye midho dhalkeedina noqday Xukuumada maanta ayaan hadana la ogeyn sababta keentay in ay culeys saarto warbaahinta iyo in ay ka baxdo balanqaadkeedii ku wajahnaa warbaahinta
Halkan ka daawo barnaamij Ku saabsan dhibaatada warbaahinta somaliland
Gobanimonews-Desk
Hargeysa/Somaliland