Boorame (berbernews) Musharaxa Jamaal Cali Xuseen iyo ku xigeenkiisa C/rashiid Xasan Mataan ayaa manta si weyn loogu soo dhaweeyay magaala madaxda gobolka awdal masuuliyiinta ayaa taageerayliyaashoodu uga mahad celiyay sida diiran ee ay usoo dhaweeyeen .
Halkan Ka Daawo
Gobanimonews-Desk
Hargeysa/Somaaliland